Farmaajo oo qorshayaal culus ka damacsan dib u dhigista magacaabista R/Wasaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wali laga sugayaa in uu soo magacaabo Ra’isul Wasaare cusub oo bedel u noqonaya Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo si lama filaan ah meesha looga saaray. Farmaajo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan cida uu usoo magacaabayo xilka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uuna … Continue reading Farmaajo oo qorshayaal culus ka damacsan dib u dhigista magacaabista R/Wasaaraha